
Somalia iyo Serbia oo ka shiray xoojinta iskaashigooda
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Serbia, Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed, ayaa maanta kulan la yeeshay Nikola Stojanović, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Serbia. Kulankan oo Danjire Maxamed uu ku wehliyay Ku-xigeenkiisa, …